Please ensure Javascript is enabled for purposes of website accessibility Ku bood tusmada horraanta

Uurka xilliga COVID-19

Uur yeelashada inta lagu jiro COVID-19 - sidee bay noqotay? Miyay kuwa uurka lihi qaadan karaan talaalka COVID-19? Waxaan la wadaagayaa khibradeyda iyo aragtidayda.